Font Size
Luukos 11:2-4
Somali Bible
Luukos 11:2-4
Somali Bible
2 Wuxuu ku yidhi, Goortaad tukanaysaan dhaha, Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado, boqortooyadaadu ha timaado. 3 Maalinba maalin kibistayada nagu filan na sii. 4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya