Font Size
Kolosay 4:7-8
Somali Bible
Kolosay 4:7-8
Somali Bible
Salaanta Iyo Dhammaadka(A)
7 Axwaalkayga oo dhan waxaa idiin sheegi doona walaalkeen Tukhikos oo ah gacaliye iyo midiidin aamin ah oo addoon ila ah xagga Rabbiga. 8 Isagaan idiinku soo diray sababtan daraaddeed, inaad ogaataan axwaalkayaga iyo inuu qalbiyadiinna dhiirrigeliyo,
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya