Add parallel Print Page Options

16 Taliyaha dalka baraarka uga soo dira Selac oo cidlada ag taal, oo waxaad ugu keentaan buurta magaalada Siyoon. Waayo, sidii shimbir wareegaysa oo buulkeedii laga tuuray ayaa gabdhaha Moo'aab ku ahaan doonaan meelaha Webi Arnoon laga gudbo. Talo ku tali, oo caddaalad ku garsoor, maalin hadh cad ah hooskaaga ka dhig habeen madow oo kale, masaafurisyada qari, oo magantana ha gacangelin. Kuwa Moo'aab ee masaafurisyada ah ha kula joogeen, oo waxaad gabbaad uga noqotaa kan iyaga dhacaya, waayo, kii wax dulmi jiray wuu dhammaaday, dhiciddiina way joogsatay, kuwii dadka cadaadin jirayna dalkaa laga baabbi'iyey. Oo carshigu naxariis buu ku dhismi doonaa, oo run ahaan waxaa carshiga taambuugga Daa'uud dhexdiisa ah ku fadhiisan doona mid caddaalad ku garsoora, caddaaladna doondoona, oo xaqnimada ku dhaqsada.

Waxaannu maqalnay kibirkii Moo'aab oo uu aad u kibray, iyo xataa madaxweynaantiisa, iyo kibirkiisa, iyo cadhadiisa, faankiisuna waa wax aan waxba tarayn. Sidaas daraaddeed reer Moo'aab waxay u ooyi doonaan dalka Moo'aab, oo mid kastaaba waa ooyi doonaa. Oo waxaad aad ugu barooran doontaan aasaaska Qiir Xaresed oo aad wax loogu dhuftay. Waayo, beerihii Xeshboon way qallalan yihiin, quruumaha madaxdoodii ayaa jejebisay geedihii canabka ee Sibmaah oo soo gaadhay xataa tan iyo Yacser oo xagga cidlada u soo baxay. Laamihiisii way fidsanaayeen oo badday dhaafeen. Sidaas daraaddeed waxaan canabka Sibmaah ugu ooyi doonaa oohintii aan Yacser ugu ooyay oo kale. Xeshboon iyo Elecaaleehow, waxaan idinku waraabin doonaa ilmadayda, waayo, midhahaagii la hor guray iyo beergoosadkaagiiba waxaa ku dhacday qayladii dagaalka. 10 Farxaddii waa la qaaday, oo beertii midhaha badnaydna farxaddii waa laga bixiyey, oo beeraha canabka ahna hees iyo rayrayn ma jiri doonaan, mana jiri doono mid canabka macsarooyin ku tunta, oo qaylada tumidda canabkana waan joojiyey. 11 Haddaba sidaas daraaddeed qalbigaygu wuxuu sida kiraar oo kale ugu barooranayaa Moo'aab aawadeed, oo calooshayduna Qiir Xaresed aawadeed. 12 Oo markii Moo'aab iskeeno oo uu meesha sare ku daalo, oo uu meeshiisa quduuska ah u yimaado si uu ugu tukado, innaba ma guulaysan doono.

13 Kanu waa eraygii uu Rabbigu waagii hore reer Moo'aab kaga hadlay. 14 Laakiinse haatan Rabbigu wuu hadlay oo wuxuu yidhi, Muddo saddex sannadood ah sida shaqaale sannaddiis ayaa sharafta reer Moo'aab lagu quudhsan doonaa, isaga iyo dadkiisa faraha badan, oo kuwa hadhi doonaana waxay ahaan doonaan in yar oo aan tabar lahayn.

16 Send lambs(A) as tribute(B)
    to the ruler of the land,
from Sela,(C) across the desert,
    to the mount of Daughter Zion.(D)
Like fluttering birds
    pushed from the nest,(E)
so are the women of Moab(F)
    at the fords(G) of the Arnon.(H)

“Make up your mind,” Moab says.
    “Render a decision.
Make your shadow like night—
    at high noon.
Hide the fugitives,(I)
    do not betray the refugees.
Let the Moabite fugitives stay with you;
    be their shelter(J) from the destroyer.”

The oppressor(K) will come to an end,
    and destruction will cease;(L)
    the aggressor will vanish from the land.
In love a throne(M) will be established;(N)
    in faithfulness a man will sit on it—
    one from the house[a] of David(O)
one who in judging seeks justice(P)
    and speeds the cause of righteousness.

We have heard of Moab’s(Q) pride(R)
    how great is her arrogance!—
of her conceit, her pride and her insolence;
    but her boasts are empty.
Therefore the Moabites wail,(S)
    they wail together for Moab.
Lament and grieve
    for the raisin cakes(T) of Kir Hareseth.(U)
The fields of Heshbon(V) wither,(W)
    the vines of Sibmah(X) also.
The rulers of the nations
    have trampled down the choicest vines,(Y)
which once reached Jazer(Z)
    and spread toward the desert.
Their shoots spread out(AA)
    and went as far as the sea.[b](AB)
So I weep,(AC) as Jazer weeps,
    for the vines of Sibmah.
Heshbon and Elealeh,(AD)
    I drench you with tears!(AE)
The shouts of joy(AF) over your ripened fruit
    and over your harvests(AG) have been stilled.
10 Joy and gladness are taken away from the orchards;(AH)
    no one sings or shouts(AI) in the vineyards;
no one treads(AJ) out wine at the presses,(AK)
    for I have put an end to the shouting.
11 My heart laments for Moab(AL) like a harp,(AM)
    my inmost being(AN) for Kir Hareseth.
12 When Moab appears at her high place,(AO)
    she only wears herself out;
when she goes to her shrine(AP) to pray,
    it is to no avail.(AQ)

13 This is the word the Lord has already spoken concerning Moab. 14 But now the Lord says: “Within three years,(AR) as a servant bound by contract(AS) would count them,(AT) Moab’s splendor and all her many people will be despised,(AU) and her survivors will be very few and feeble.”(AV)

Footnotes

  1. Isaiah 16:5 Hebrew tent
  2. Isaiah 16:8 Probably the Dead Sea