Font Size
Luukos 12:33-34
Somali Bible
Luukos 12:33-34
Somali Bible
33 Iibiya waxaad leedihiin oo sadaqo bixiya. Samaysta kiishash aan duugoobaynin, oo maal aan dhammaanaynin ku urursada jannada, meesha aan tuug ku soo dhowaan oo aan aboor ku baabbi'in. 34 Waayo, meesha maalkiinnu ku jiro, meeshaasaa qalbigiinnuna ku jiri doonaa.
Read full chapter
Somali Bible (SOM)
© 1979, 2008 Society for International Ministries-Kenya